Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyey labo sharci oo Muhiimad gaar ah leh (Sawirro)

Kulanka guud ee mudanayaasha Golaha Shacabka Somalia ee maanta oo ku furmay 139 Xildhibaan ayaa waxay xildhibaanada Akhrinta sedaxaad marsiiyeen wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka, waxaana Golaha u soo gudbiyay Xoghayaha Guddiga Maaliyadda miisaaniyada qorsheynta iyo la xisaabtanka hay’adda Dowladda ee Golaha shacabka Xildhibaan Aadan Cali Xasan. Xildhibaanada Golaha ayaa cod geliyay Wax ka … Continue reading Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyey labo sharci oo Muhiimad gaar ah leh (Sawirro)